Ahmiyada Salaada.

Ahmiyada Salaada.

*Illahay swt wxu yiri saladu mu’mininta wxy ku tahay wjib waqti leh.
*Illahay swt wxu yri wxa hogay kuwa tukada* kuwas oo salada ku sahwiya (marna tukada marna iska dhafa).
*Saladu waa calamada lagu garanayo mu’mininta malinta akhiro.
*Saladu wxy kla saraysa mu’minka munafaqa iyo gaalka.
*Salada wa wajibadki ugu horeyey ee musliminta la faray.
*Nebigu NNKH marku madina u hijroday wxi ugu horeyey e u qabtay wxy ahyd inu masjid dhisay.
*Salada o jamaca lagu tukada wxay 27 darajo dher tahay inad keliga tukadid.
*Nebigu NNKH wxu ina faray haday dhibi ina qabsato inan lna rakcadod tukano.
*Sinaba yey saladu kugu dhafin ilasho xalad kasta o ad ku sugan tahay tuko.

#Wallahi billahi tallahi hada masjidka joog u geli weydid jiif ba lagu gelinaya.
Wllky/wllshy intan lagugu tukan tuko.

*Waa curyan, lugo male, gacmo male, dhibna ma qabo, 5ta saladod masjidku ku tukada.
Waa wayeel, socodka dhib ku ah, sidu u kaca adag, dhibna ma qabo 5ta saladod masjidku ku tukada.
Wa indhool, waa xafidul qur’aan, dhibna ma qabo 5ta saladod masjidku ku tukada.
Waa xanusan yahay, sariirtu yaala, saxarada iyo kadida laga qadaa, hadana far ba u tagan 5ta saladod wa tukada.
Maxa qiil ka dhiganaysa o saladu kugu dhafta?!.

*Saladu wxy ka rebaysa xumanta iyo munkarka.
*Nebigu NNKH wxu yri qof gurigisa hortisa u maro webi oo malin kasta shan jeer ku qobaysanaya qofka uskag maku hadaya? Maya saladuna sasay xumanta u tir tirta oo nadif kaga dhigta.
*Malin akhiro e qof kasta nafsi le yhy, malinta qof kasta ka cararayo hoyadi, abihi walalki ciyalkisa xaskisa, malinta an hadh la hadhsada jirin ka illahy ma ahee,malintas dhibka badan wxa jira 7da qof oo illahy ka bad badinayo wxa ka mda qof qalbigisa masjidka ku xidhay.
*Malinta akhiro camalka ugu horeya e la xisabinayo waa salada haday ku hagagto wad libantay hday ka xumatona wa hogtay oo ba’ day..
*Illahay swt wxu mu’mininta ku sifeyey inay yihin kuwo salada xafida oo daaima.
Sido kle wxu munafiqinta ku sifeyey; haday salada oogayan inay iyago cajissan ogan, inay dadka is tus tusan, illahayna anay xusin in yar ma ahee.
*Nebbigu NNKH wxu yiri qofki salada ka tagaa wa kufriyey.
Wxu kalo yiri qofka, shirkigiga iyo kufriga wxa u dhexeya salada oo u ka tago.
Wuxu kalo yri munafiqinta salada cishe iyo tan subax aad bay ugu adag tahay.

w/q: sicid A.

Leave a Reply