Qormada martida

halkaan waxaan gacmo furan kusoo dhoweynayaa dhamaan dhalainta iyo aqoonyahanada soomaliyeed ee wax bartay iyo dhamaan kuwa hal-abuurka leh kuwaas oo doonaya inay soo bandhigaan qoraaladooda iyo hal-abuurkooda iyadoo muhiimadoodu tahay inay aqoontoda uga faa’ideeyaan bulshada.

yaanu nahay?

cilmiside waa website ayay ay sameeyen dhalinyaro aqoonyaho somaliyeed sababtuna waa in bulshada ay wax ku taraan

sideed noogusoo biiri kartaa?

hadaad u xiiso qabto inaad nagusoo biirtid bahda cilmiside markasta waxay kugusoo dhoweyneysaa gacmo furan, marka hore nalasoo xirii adigoo fariin noogusoo diraya emailadeena

  1. info@cilmiside.com
  2. cilmisidecom@gmail.com

waan ku sugaynaa…
SHARE PLEASE

Leave a Reply