Talooyin wax ku oool ah.

Talooyin wax ku oool ah.

My sister hadu kula dhaqmo sida u jecel yahay in asagi wllshi ula daqman, hadu dadka ugu dhow ku baro sida qoyskisa iyo asxaptisa, hadu ku faano inu adiga ku haysto wa qof mustaqbalkisa ka dhex arkay wa qof ku doray inad caruurtisa hoyadisa noqotid. Daadihi and just say daadax.

Hadi ad haystid qof dhiiri geliye ku ah oo jecel inad gadhid hormar iyo inad ka midha dhalisid riyooyin kaga markasta o ad dareentid in albaab kasta kaso xidhmay ama ad raja dhigto cid kastana garabkaga ka baxdo qof ku garab tagan oo ku leh just do it.. do it again.. my bro/sis hold him/her tight.

Hadi ad aragto qof markad qalad gashid ka xumanaya kugu cananaya adigo keliga ah intu ku yimado ku saxaya kason an khaladkaga iska sax,marlsta khaldkgay waxanu ku dhacayan lkn ku leh wad yar khaldantay kuna cudur daraya. My bro/sis Qofkani wa haben dhalade ka ag dhowow.

@DonSDinhoJr…(lataliyaha Bar baarta)

Marka aan ku daawado
qalbiga ku diirsada
Dadna adaa ugu qurux badan
jeegaanta roobkiyo
adaa doogna ka udgoon
dumarna waa adoo qudha
dookhna waa ka igu jira
duntuna iigu kaa xidhan..
XASamatar..
Isaga/iyada oo hawl haysa hadi inta ay faraha ka qaado taada ka hormariso, ogsoonow wa qof ku qimaynayse xaji oo hasi dayn.Lkn hadi ay ku tiraahdo shaqan haysta, Markalan ku qaban,fursad ma hayo iwm, my brother/sister illahay isaga weyno waaxide tallo saaro.

Markad u sheekaynayso, hadi ay/uu hadalkaga dhuuxo,warka sifican kaga guro,indhaha iyo dhegabaha kala socdo,ogsonow wa qof tixgalin,xushmad iyo qadarin ku haya wixi qalbiga ku jira u sheeg yuuna ka fakan. Lkn hada aragto isago cirka egaya hareraha dhowraya adon wx lgu qoslaba oran intu qosol iska keeno ku leh haye, my brother/sister shekada jooji,warkana ood macasalamy,msha wxba kuma yalaane.

Qofka suaal kugu dawakhiya wuxu raba inad wax weydiso,kan ka fekera wxu raba inad ka fekertid,kan ku daryeela wuxu raba inad daryeshid,LKN wxynu naftena ku hawlna mid an waxba ina weydin, inaka fekerayn, daryeelna an inoo hayn, my brother/sister dib isugu noqo!!!!

My brother/sister hadi aad aragto isagoon indhaha ku siin karayn waa laba mid uun; qof isku dayeya inu been ka qariyo iyo qof raba inu kaa qariyo jacayl uu ku qabo.

Kolki ad aragto iyadoo ishakugu xadaysa oo markad eegto intay yar khajisho farta qaniinto yar dhola cadayso hoosna eegto my brother tani wa tii sida hawd caleen weyn ragu u wda hamuumeene cidna haku doorsan.

Hadii uu/ay ku qadariyo adigo an wax ba u shegin wejigaga xalad kasta oo ad ku sugan tahay ka akhristo, wx kastana uu ka horaysiyo daryelkga iyo farxadada my bro/sis qofkn o kle wa mr la arage yu mmmm.

W/Q: Don sdinhovic jr.

Leave a Reply