YAANU NAHAY?

About us

Award winning team of professional writers that focus on writing about health, fitness, social issues and awarenes .We have vast experience on all these sections.

maxaa loo sameeyay cilmiside

qoon yahaminta webkaan wax ku qora waxaa ku kalifay inay sameyan maregtan kadib marki ay arkeen islana lafa gureen baahida ay umada somaliyeed u qabto arrimahan mareegta lagu so dabaci doono. muhiimada ugu weyn ee mareegtan loo asaasay waa in looga faaideyo ardayda waxbarata iyo bulsho weynta kale ee somaliyeedba.

“Everything you can imagine is real”

 Pablo Picasso